Diiwaan Galinta Ardayda cusub sanadka 2025-2026

𝗗𝗶𝗶𝘄𝗮𝗮𝗻𝗴𝗲𝗹𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗔𝗿𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗖𝘂𝘀𝘂𝗯 𝗲𝗲 𝗝𝗮𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗱𝗱𝗮 Culuunta Badda Iyo Kalluumaysiga Ee Berbera 𝘄𝗮𝘆 𝗳𝘂𝗿𝗮𝗻 𝘁𝗮𝗵𝗮𝘆.

Jaamacadda Culuunta Badda Iyo Kalluumaysiga Ee Berbera waxa ay ku faraxsantahay in ay ku dhawaaqdo in is-diiwaangelinta barnaamijyada Jaamacaddu (Undergraduate Programs) ay si rasmi ah u furmi doonaan berri oo ku beegan 24 Sebtembar 2025.
Ku soo biir Jaamacadda kaliya ee bixisa culuumta badda Iyo kalluumaysiga Somaliland taas oo caan ku ah waxbarasho tayo leh.

Barnaamijyada Waxbarasho ee aad Ka Helayso Jaamacadda:
BSc. Marine Engineering
BSc. Nautical Science
BSc. Fisheries and Marine Science
BSc. Port and Shipping Management
BSc. Logistics And Supply Chain Management

Shuruudaha looga bahan yahay ardayga

  1. Shahaaddada Dugsiga Sare
  2. Laba sawir oo kur ah

Registration of new students at Berbera Maritime and Fisheries University is open.
Berbera Maritime and Fisheries University is pleased to announce that the university enrollment will officially open tomorrow, September 24, 2025.
Join the only university that offers marime and fisheries programs in Somaliland, which is famous for its quality of education

Admission requirement

  1. Secondary school certificate
  2. Two passport size photos.

Available Programs Are

BSc. Marine Engineering
BSc. Nautical Science
BSc. Fisheries and Marine Science
BSc. Port and Shipping Management
BSc. Logistics And Supply Chain Management

Tags: