Visit to Berbera Customs

Maanta arday ka socota Jaamacada Culuumta Badda Iyo Kalluumaysiga ee Berbera gaar ahaan kuliyadda Maamulka Dekedaha iyo Maraakiibta ayaa safar waxbarasho ku tagay Kastamka Berbera. Ujeedada safarka ayaa ahaa sidii ardaydu uso arki lahaayeen hanaanka kastamka berberi u shaqeeyo.
Masuuliyiinta Kastamka Berbera ayaa halkaasi ku soo dhaweeyey ardayda, waxaanay u sharaxeen sida uu u shaqeeyo kastamku, qaybaha kastamka, iyo nidaamka cashuur ururinta ee kastamka.

Today a group of students from Berbera Maritime and Fisheries Academy, specifically from the Faculty of Port and Shipping Management went on a field trip to Berbera Customs. The aim of the trip was to gain practical skills and to boost the academic performance of the students. Officers from Berbera Customs welcomed the students and explained to them how customs works, the customs departments, and customs procedures.

Tags: