
Fasalka 2aad Ee Barta Logistics And Supply Chain Management Ayaa Safar Waxbarasho Ku Tagay Aaga Dhaqaalaha Berbera (BEZ). Mudane Hassan Essa Oo Ka Tirsan Shaqaalaha DP World Ayaa Ardayda Ku Soo Dhaweeyay Halkaasi. Md. Xasan Waxa Uu Ardayda U Sharraxay Hawlaha Kala Duwan Ee Ay Ka Qabtaan Aagga Dhaqaalaha Berbera (BEZ) Kastamka, DP World, Somaliland Special Economic Zones.
Mudane Xasan Ayaa Sidoo Kale Ardayda U Sharraxay Doorka Iyo Waajibaadka Saaran Qayb Kasta, Isagoo Ardayda Soo Mariyay Dhamaan Qaybaha Kala Duwan.
Ardaydu Waxay Waydiiyeen Mudane Xasan Su’aalo Badan Oo La Xidhiidha BEZ-Ka, Kuwaas Oo Uu Si Xeel Dheer Oo Faahfaahsan Uga Jawaabay.
The 2nd year Logistics and Supply Chain Management class went on an educational trip to the Berbera Economic Zone (BEZ). Mr. Hassan Essa from DP World staff welcomed the students there. Mr. Hassan explained to the students the various operations of the Berbera Economic Zone (BEZ) such as customs, DP World, and the Somaliland Special Economic Zone Authority (SEZA). Mr. Hassan also explained to the students the roles and responsibilities of each section and gave the students a tour of the site. The students had many questions for Mr. Hassan, related to the BEZ, which he answered expertly and in detail.
